Farriimaha wacan

"Farriimaha wacan waxay ahaayeen waayo-aragtanimo igu cusub. Waxaan mar keliya fahmay sida saaxiibtanimada leh ee waadixa ah ee loo dhaqmi karo iyadoon su'aalo la keenin! Waxaan aadey guriga si aan tani isugu dayo, waxaana oggaadey in ay istaagtay ayna sameysay waxa aan wayddiistay in ay sameeyso anigoon xanaaqin!"

 

"'Farriimaha wacan waxay ahaayeen mid ka mid ah qalabyada ugu fiican. Waxaan arkaa kala duwanaansho weyn marka aan isticmaalo. Sidoo kale way wanaagsaneed in aan oggaa sida aan ula tacaalayo haddii uusan u hogaansamin farriimaheyga. Wakhti biririf ah oo saas u badanba uma baahanin, 4-5 jeer keliya. Sida caadiga ah wuxuu hogaansamaa farriinta koowaad ama ta labaad kadib."



We uses cookies on this website. By using this site, you agree that we may store and access cookies on your device. Read more about cookies here. Do not show this message again.