"Isbaddelka ugu weyn ee dhacey kadib marka aan bilownay daaweynta PMTO waxaa uu ahaa in jawiga gurigeena uu aad u hagaagay. Waxaan hadda ku faraxsanahay cunugeyga waxaana u ammaanayaa hab dabiici ah. Waxaan hadda ka baxnay shar isdaba-jooga ah oo aan ku jirnay."
"Foomka abaal-marinta wuxuu u ahaa hab wanaagsan gabadheyda si ay u sameyso "waajibaadyadeeda'. Waa xoojiye wacan. Tartan ayaabay noqotay in la xariiqo hawlaha intooda badan marka ay maalintu dhammaato"
Halkan waxa aad ka heli kartaa adeegga PMTO ee adiga kuu dhow haddii aad halkan ku qortid lambarka boosta, goobta aad degan tahay ama gobolka.
*We are happy to receive general inquiries, but please do not send sensitive information about your own or others' health as this should only be shared with relevant health personnel.
We uses cookies on this website. By using this site, you agree that we may store and access cookies on your device. Read more about cookies here. Do not show this message again.