Talooyin wacan oo ku saabsan sida wadadhaqanka u dhexeeya adiga iyo ilmahaagu u sii wacnaan lahaa

Waalid badan ayey muddooyin soo martaa in ilmuhu hawl bato, in ay adkaato in la helo jawi wacan qoyska dhexdiisa, in maalintu dhib badnaato oo wakhti badani ku baxo muran. Taasi waxa ay keeni kartaa in waalidka dareemaan kalsooni-darro iyo awood-darro.

Halkan waxa aad ka akhrin kartaa talooyin waxtar leh oo ku socda waalidka, astaamaha ilmaha qaba dhibbaatoyinka la xiriira habdhaqanka, iyo sida loo xallin karo iyadoo la adeegsanayo adeegyada dawliga ah ee farsamada daweynta Parent Management Training – Oregonmodellen (PMTO iyo barmaamijka ka hortagga ah ee Tidlig Innsats for Barn i Risiko (TIBIR) (Faragelinta waqtiga hore ah ee carruurta halista ku jirta).

Waxa kale oo aad ka akhrisan kartaa khibaradaha ay waalidka kale ka helaan caawimada noocan ah, waxaanad ka heli kartaa adeegga ugu meesha qoyskaagu degan yahay.

Samarbeid med barnehage og skole Snakke sammen – kommunikasjon med barn Ha oversikt – tilsyn og oppfølging Problemløsning Sette grenser Være sammen – positiv involvering Når vi blir sinte Oppmuntring og ros Gode beskjeder


We uses cookies on this website. By using this site, you agree that we may store and access cookies on your device. Read more about cookies here. Do not show this message again.